Markale Iskuma Soo Sharaxayo Madaxweynenimo “Hillary Clinton”
March 5, 2019 - Written by admin
New York(Berberatoday.com)-Hillary Clinton ayaa meesha ka saartay in ay markale isu soo sharaxayso xilka madaxweynenimada Maraykanka sannadka 2020-ka.
“Ma tartamayo, balse si joogto ah ayaan uga hadli doonaa waxyaabaha aan aaminsanahay” ayay tidhi Clinton oo waraysi siisay taleefishinka News 12.
