Gedo Somaliya”Nin Haweenay Dil Iyo Kufsi Isugu Daray Oo Xukun Toogasho Ah Lagu Fuliyay
March 6, 2019 - Written by admin
Gedo(Berberatoday.com)-Fagaaro ku yaala degmada Garbaharreey ee Gobolka Gedo waxaa maanta lagu toogtay Maxamuud Cali Xaamud oo 32 sano jir ahaa maxkamadda degmadda Garbaharreey ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ninkan xukun dil ah ku riday laba cisho ka hor.
Waxaa uu ku eedeysnaa marxuumka la toogtay in uu kufsaday dilayna Gabadh yar oo la odhan jiray Xaawa Macallin kana mid ahayd dadka degaankaas Ku noolayd..