Muuse Faarax Jaambiir Maareyihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Oo Sheegay Inay Wasiir Guribarwaaqo Isku Maandhaafsan Yihiin Xiliga Uu Xilka Wareejinayo Iyo Deelqaafyo Uu Sheegay In Lagula Kacay
March 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyihii hore ee Tvga Qaranka somaliland Ee dhawaan xilka laga qaaday muuse jaanbiir ayaa si kulul uga hadlay arimo ka baxsan masuuliyada oo ay kula kaceen masuuliyinta wasaaradu oo gaadhigiisii ka joojiyay in uu soo galo xayn daabka wasaarada .
