berberatoday.com
Golaha Guurtida Somaliland Oo Mudo Kordhin Kale Samaynaya Iyo Cida Ay Usameynayaan?
March 6, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa in mudo kordhin kale oo 2 Sano ah ay u sameeyaan golaha Wakiilada, iyadoona dhawaan mudanayaasha golaha Guurtidu ay mudo kordhin 9-bilood ah u sameeyeen golahaasi.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin “Dheeg” oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, isagoona sheegay in golaha Guurtudu uu samaynayo mudo kordhin kale oo laba sano ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalkan 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews