berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Dib Ufurtey Warshad Hore Ay U Xayirtay Iyo Sababta?
March 6, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay”adda dhowrista tayada Somaliland, ayaa maanta shaacisay inay dib u furtay Warshada U-FRESH oo soo saari jirtay sharaabka iyo cuntooyinka kala duwan.

Haseyeeshee Hay”adda dhowrista tayada ayaa hore u sheegtay in kadib baadhitaan dalka dibadiisa ay ku soo sameeyeen wax soo saarka shirkada U-FRESH ee soo saarta cabitaanada sharaabka kala duwan ay ku ogaadeen inay ku jiraan waxyaabo wasakhaysan, sidaa darteedna ay go,aan ku gaadheen in suuqa dib looga soo celiyo ama dib looga soo uruuriyo wax soo saarka shirkadaasi.

Guddoomiyaha hay”adda dhowrista Tayada Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf, ayaa xayiraad ka qaadista waarshadan kaga dhawaaqay munaasibad balaadhan oo lagu qabtay xarunta warshadaasi oo ku taala Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews