Safiirka Itoobiya Ufadhiya Somaliland Oo Ka Baaqday Munaasibad Loogu Sameeyay Magaalada Boorama Iyo Sobobta!!
March 7, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Safiirka dalka itoobiya ufadhiya Somaliland Ambsador Shamshudiin Axmed maanta lagu waday in uu magaalada boorama ku socdaal ku tago kadib markii casuumad ka helay madaxda Gobolka Awdal ayaa baaqday kaasi oo gabi ahaanba aan ka xaadirin boorama iyadoo dadka udiyaar garoobay soo dhawayntiisuna ay tubnaayeen wadooyiinka boorama.
