berberatoday.com
Maxkamada Racfaanka Hargeysa Oo Xoriyadoodii Ucelisay Caruur Derbi Jiifa Oo Wasiirada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Hore Loogu Xukumay
March 7, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Racfaanka ah ee Gobolka Maroodijeex, ayaa xukuntay in xorriyaddooda loo celiyo 20 carruur derbijiif ah, kuwaasi oo horey maxkamadda Gobolku ugu xukuntay Midkiiba 6 bilood oo xabsi ah.

Garabka dhalinyarada xisbiga Waddani ayaa horey qareen ugu qabtay carruurtan derbi-jiifka ah qareenkii ayaana ku guulaystay inuu xukunkaas waxba kama jiraan ka dhigo islamarkaana uu ahaa mid dulmi ah oo aanay caruurtaas Derbi jiifka ah xaq loogu lahayn.

Wasiirka Shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani ayaa caruurtani hore si indh la,aana u dacwaysay looguna xukumay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews