Wasiirkii Dastuurka Dawlada Xamar Oo Ku Geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta
March 8, 2019 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Allaha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaala dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday wasiirkii Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Qaar kamid ah masuuliyiinta dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijyay geerida wasiir Xoosh iyagoona alle uga baryay in uu janadii fardows ka waraabiyo.
Wasiir xoosh alla ha u naxariistee ayaa utagay Dubai Arooska gabadh uu dhalay oo ka dhici lahaa Dubai balse walhtigisa ayaa ka sooo hormaray oo xalay ayuu yara xanuunsaday maanmta waxa uu ku geeriyooday Cisbataalka Dubai Hospital.