Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Baxaya Dalka Imaaraadka Carabta Iyo Ujeeadad Socdaalkisa
March 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu bixi doona magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta iyo Madaxda Shirkada DP World ee mashaariicda ka wada Dekeda berbera iyo qaar ka mid ah waddooyinka Somaliland.
