“Askariga Dhaqanka Xun Waxaan Umasaafurin Doonnaa Soomaaliya Halkaa Ayaa Looga Baahan Yahaye..” Madaxweynaha UGANDA Yaweri Musevani
March 9, 2019 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale tusaale la yaab leh u soo qaatay dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay meel laga jecel yahay dhaqan xumadda iyo gardarada.
Mar uu ka hadlay Askari Uganda u dhashay oo dhawaan la sheegay in uu dharbaxaay haweeney ka tirsaneyd isla ciidamada Uganda in loo masaafurin doono Soomaaliya oo sida uu hadalka u dhigay ah halka laga jeceli yahay dhaqan xumada noocaa oo kale ah.
