Ismaaciil Buubaa Oo Qatar Iyo Turkiga Ukala Dabqaadaya Iyo Ujeedada Socdaaladiisa Labadaa Dal Oo La Ogaaday Iyo War Uu Warbaahinta Turkiga Siiyay Oo Kashifay
March 9, 2019 - Written by admin
Istanbul(Berberatoday.com)-Ismaaciil Hure Buubaa oo todobaadyadii udanbeeyay ukala dabqaadayay Wadamada Qatar iyo Turkiga ayaa la sheegay inuu sadex maalmood ka hor ka dhoofay magaalada Doxa ee Dalka Qatar oo uu ku sugna mudo laba Todobaad halkaas oo la sheegay inuu kulamo kula qaatay Madaxda dalkaas qatar oo Si Mugle utaageera Dalka Somaliya iyo dawlada Xamar ee Madaxweyne Farmaajo hogaamiyo.
Ismaaciil Hure Buubaa oo katirsan Xisbiga Waddani ayaa lasheegay inuu mashruuc laysku dayayo in qaranimada Somaliland lagu Burburiyo waxyeelana loogu geysto uu kasoo qaatay dalalka Qatar iyo Turkiga oo Midawga Somaliya aad uga shaqeeya iyada oo la sheegay in Lacag badan oo shandado lagu cabeeyay looga raray siyaasiga Dalka Qatar isaga oo la galay Dalka Turkiga oo uu damacsanyahay inuu Somaliland kasoo galiyo sida ay sheegayaan xogo aanu helay anaga oo kamida jaaliyada Turkiga ee Somaliland.