Daawo Muuqalka”Askari Khatar Geliyay Nolosha Weriye Ka Hawl-galla Gabiley Iyo Rasas Noolna U Adeegsaday
March 9, 2019 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Askari ka tirsan Ciidamadda booliska magaalada Gabiley, ayaa khatar galiyey nolosha Wariye ka hawl-galla gobolkaasi. Islamarkaanna ku haw-lannaa shaqaddiisii suxufinnimo.
Sidoo kale, warbaahinta gobolka Gabiley, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirka arrimaha Gudaha ugu baaqay inuu soo farra-geliyo in la kala badbaadiyo Maayirka Gabiley iyo Suxufiyiinta ka hawl-gasha Gobolkaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan