Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Qandaraas 25 Sano Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaala Xeebta Berbera Iyo Macdanta Laga Soo Saari Doono
March 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la gashay shirkad ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliya .
Shirkadan ayaa qandarkaas la siiyey waxaa uu yahay mid 25 sanno ah isla markaana waxaa ay ka shaqeyn doonta mashruuca milix ka sameynta uumi baxa biyaha badda Somaliland
Sidoo kale shirkadan ayaa sidoo kale waxaa dhul baaxad leh laga siiyey meel dhinaca galbeed kaga beegan dekada magaalada Berbera