Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhigay Sadex Wariye Oo Gabiley Ku Sugan Iyo Sababta Keentay
March 10, 2019 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Gabilay ayaa galabta xabsiga u taxaabay Siciid Nuux Kibaar, Maxamed Watiin iyo Jacfar Cawil, oo maalintii shalay Askari Booliska ah gacan ka hadal dhexmaray.
Saddexdan saxafi ayaa kala ah kii muuqaalka Askariga ka duubayay iyo labada kale oo doonayay in ay Askariga khasab ku dhaafaan.
Taliska Booliska Gabilay ayaa maanta sheegay in sharciga ay la tiigsanayaan saddexdaasi saxafi.