”Madaxwayne Waxa Laga Sugaya Inaad Wax Badan Oo Mugdi Ku Jiro Aad Umadda U Cadayso ..” Siyaasi Ramaax Cali hayste”Daawo Muuqal
March 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ramaax ayaa waxaa ka Hadley safarka uu madaxweyne Biixi ku tagay dalka Imaaraadka waxaana uu sheegay in madaxweynaha umada reer Somaliland ay ka sugayaan inuu cadeeyo waxyaabo badan oo mugdi ku jiro kuna saabsan heshiisyo hore u dhex maray Somaliland iyo Imaaraadka