berberatoday.com
Madaxweyne Afrikan Ah Oo Ka Tanasulay Damaciisi Ahaa Inuu Markii Shanaad Madaxweyne Ka Noqdo Dalkiisa Xaaladiisa Caafimaad Usaamixi Weyday Awgeed
March 11, 2019 - Written by admin

Aljeris(Berberatoday.com)-Madaxweynaha waddanka Algeria Abdelaziz Bouteflika, ayaa ka tanaasulay damaciisii ahaa in uu mar shanaad u ordo madaxweynimada waddankaas kadib markii uu kacdoon kala kulmay shacabkiisa.

Ninkan oo muddo 20 sanno ah soo maamulayay Al-geria ayaan muddo sannado ah la hadal shacabkiisa xaalad caafimaad awgeed waxaanu saaraa Mudooyinkii udanbeeyay gaadhi Curyaanka Welchairka loo yaqaan isaga oo tahli waayay inuu cagihiisa isku taago,

Waa 82 jir Gaadhi curyaan lagu riixo hadalkuna aannu ka soo bixin balse waxa weli ku jiray damac ah in uu waddanka sii maamulo.

Sidoo kale Waxa Abdelaziz Bouteflika waxa lagu xasuusan doonaa inuu wadanka markii uu qabsaday uu ka saaray qalaalse maamul xumo iyo dhaqaalo daro xiligaas ka jirtay.

Doorashooyinkii ayaa sidoo kale dib loo dhiggay mudaharaada awgeed.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews