Waa Kuwee Waddamada Hawadooda Ka Mamnuucay Diyaaradda Boeing 737?
March 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah dalalka reer Galbeedka ayaa soo saaray amar ay hawada dalalkooda uga mamnuucayaan inay ku duusho diyaaradda ay soo saarto shirkadda Boeing ee nooceedu yahay 737 MAX 8.
Waddamada Shiinaha, Faransiiska, Jarmalka iyo Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in aysan hawadooda soo galin karin diyaaraddan
Urur ay ku mideysan yihiin duuliyeyaasha dalka Ingiriiska ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda.