Daawo Muuqalka”Suldaan Siciid Oo Difaacay Shirkii Beelaha Direed Ee Addis Ababa
March 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Siciid oo ka mid ah madax dhaqameedka reer Somaliland ayaa waxaa uu si adag u difaacay shirkii Beelaha Direed oo dhawaan Addis Ababa Lagu soo gabo gabeeyey
Suldaanka ayaa shirkaasi ka difaacay eedeymo uga yimid masuulyiin , siyaasiyiin iyo madax dhaqameed kala duwan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/wenrhhs2m2o
Berberatoday.com