Daawo Muuqalka”Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen
March 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ramaax oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID Ayaa waxaa uu xukuumada madaxweyne Biixi ku eedeyey inay hagratey isla markaana ay waxba u qaban weyday shacabka reer Somaliland ee ay abaaruhu ku dhufteen