“Hadaad Muuse Biixi Wax Ka Sheegto Sacad Muuse Oo Dhan Baa Qeylinaya..” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
March 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad waxaa uu sheegay in heerka qabyaalada ee Somaliland uu maanta maraayo meeshii ugu xumeyd
Eng Faysal ayaa tusaale u soo qaatey Madaxweyne Biixi hadii aad wax ka sheegto in ay dhaliishaasi damqeyso beesha uu ka soo jeedo isla markaana ay ka qaylineyso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/wm-Io67vALI?t=57