Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaafkii ugu cuslaa ayaa waxaa uu ka dhex qarxay wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland iyo wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland
Wasiirka Waxbarashada oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay diwaan galin ay madarasadaha dalka ay ka wado wasaarada diinta iyo Awqaafta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Berberatoday.com