“Madaxweynuhu Sharci Ma U Leeyahay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka Dalka”Xildhibaan Cabdillahi Balaaki”Daawo Muuqal
March 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa waxaa uu ka Hadley in madaxweynaha Somaliland uu sharci u leeyahay in uu kala diro golayaasha deeganka dalka