Daawo Muuqalka”Madaxwayne Geele Iyo Farmaajo Oo Si Wadajir Shir Jaraa,id Uqabtay Iyo Qodobada Ay Ku Heshiiyeen!
March 17, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa socdaal ku tagay magaalada muqdisho halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay madaxwaynaha maamulka muqdisho maxamed cabdilaahi farmaajo
Labada madaxwayne ayaa soo dhawayn kadib ayaa shirjaraa,id oo wada jir ah qabtay kaasi oo ay kaga hadleen xidhiidhka labada dal iyo arimaha ay ka wada hadleen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN