Daawo Muuqalka”Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Noocyo Cusub Oo Khamri Ah Oo Ay Soo Qabteen Iyo Hawlo Galo Cusub Oo Ay Bilaabeen
March 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen khamri tiro badan oo ay soo qabteen kadib hawl galo xidhiidh ah oo ka wadeen magaalada Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/qBrWn4A0gRA
Berberatoday.com