Daawo Muuqalka”Xisbiga UCID Oo Soo Bandhigay Dhismayaal Sharci Daro Ah Oo Meelo Wadooyin Ahaa Laga Dhisay
March 17, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu soo bandhigay dhismayaal uu ku sheegay inay sharci daro yahiin oo laga dhisay meelo wadooyin ahaa oo magaalada Hargeysa ku yaala
Xisbiga ayaa wacad ku maray hadii arintaasi si deg deg ah wax looga qaban waayo inay ka xisbi ahaan dacwad ka furi doonan arintaas