berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Dalka New Zealand Oo Sheegtay In Malinta Beriya Ee JimcahaIdaacadaha Dalkaas Oo Dhan Laga Baahin Doono Eedaanka Salaada
March 21, 2019 - Written by admin

New Zealand(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern, ayaa sheegtay in maalinta jimcaha ah ee berri idaacaddaha dalkaasi laga wada baahin doonno Eedaanka salaadda jimce.

Jimcaha berri ayaa ku beeggan toddobaad ka dib markii uu dhacay weerarkii argagixiso ee lagu laayay dad ku dhow 50 muslimiin ah.

Jacinda ayaa sheegtay in tallaabadani ay tahay, mid lagu garab istaagayo muslimiinta dalkaasi.

Haweenaydan ayaa iyuadoo xijaaban hore ugala qeyb gashay Muslimiinta Dalkaas New Zealand Tacsidii loogu baroor diiqaayay dadkii Musjidka Nuur uu Ku Laayay dhagar qabihii cadaanka kiristanka ahaa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews