berberatoday.com
Wasiirkii Eriterianka Ahaa Ee Hargeysa Labada Maalmood Joogay Oo Socdaal Aan Lasii Shaacin Ku Tagay Muqdsho
March 22, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wefti uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha dibedda Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa socdaal aan la shaacin oo xogtiisa aad loo xaddiday ku joogga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ka dib booqashadiisii Hargeysa.

Sida ay ii xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan, socdaalka wasiirka ayaa waxaa uu ku saabsan yahay arrimo la xidhiidha wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha dibedda Eriteriya ayaa ka mid ah xubno loo xil saaray inay isku soo dhaweeyaan Soomaaliya iyo Somaliland, inta aan wada hadallada la furin, si loo sii helo qorshayaal loo dhan yahay oo miiska wada-hadalka lays kula iman karo.

Hawshan waxaa hormuud ka ah, Raysal wasaaraha Itoobiya ahna guddoomiyaha urur gobolleedka IGAD Abiy Axmed.

 

 

Sources Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews