berberatoday.com
Arday Ku Geeryootay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boosaaso
March 22, 2019 - Written by admin

Boosaaso(Berberatoday.com)-Ugu yaraan Afar arday ah ayaa ku geeryooday 11 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.

Ardaydan ayaa kusii jeeday deegaanka Laag 00 30km ujirta Boosaaso, kaddib markii gaadhigii ay wateen uu waddada ka baxay.

Wararka ayaa sheegaya inay ardaydu dhiganayeen fasalka afaraad ee dugsiga sare , ayna ku guda jireen maalmo farxadeed oo ay doonayeen inay ku qaataan deegaanka Laag, kahor munaasabadoodii qalin jebinta.

Saraakiisha maamulka goboleedka Puntland ma faahfaahin shilkan,balse saraakiil caafimaad ayaa sheegay in hadda lala tacaalayo xaaladda caafimaad ee ardayda ku dhaawacmay shilka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews