Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Eedeymo U Jeediyey Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde
March 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaayey dood lagu falanqeynaayey qaabkii loo furi lahaa Distoorka dalka ayaa waxaa uu edeymo u jeediyey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde iyo gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/m5jWKMGud6g?t=77
Berberatoday.com