“Trump Inuu Madaxweyne Noqdo Ilaahay Baa Ugu Talo Galay Si Uu Israel Uga Bad Baadiyo Iiran “ Xoghayaha Arimahada Dibamada USA
March 23, 2019 - Written by admin
Israel(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompe ayaa sheegay “iney suuragal tahay” Madaxweyne Trump inuu madaxweyne ka noqdo Mareykanka uu ilaahey ugu tala galay inuu Israa’iil kaga badbaadiyo Iiraan.
Pompeo oo wareysi la yeeshay shabakadda Christian Broadcasting xilli uu booqasha ku marayo Israa’iil ayaa sheegay inuu diinta uu aaminsan yahay ay ka keentay inuu sidaasi aamino.