Daawo Muuqalka”Proffesor Cadisalaan Yasiin Oo Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqay Kacdoon Ay Ku Ilaashanayaan Distoorka Somaliland
March 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdisalaan Yasiin oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururka SNM ayaa waxaa uu dhaliyarada Somaliland ugu baaqay inay sameyeen Kacdoon ay distoor-kooda ku ilaashanayaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/cpXNIEsODIw?t=128
Berberatoday.com