”Gudoomiye Saleeban Dhagax Baanu Kaga Saareynaa Golaha Guurtida Hadii…”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
March 24, 2019 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga UCID oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad magalada Borama uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayey taageerayaal ku soo biiray ayaa waxaa uu ka hadley doorashooyinka iyo arimo kale
Gudoomiye Faysal ayaa waxaa uu sheegay hadii ay mar danbe golaha guurtidu ay muddo kordhin u sameyn in ay dhagax kaga soo saari doonan Saleeban Maxamuud Aadan golaha uu gudoomiyaha ka yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/HzhqgriJZyI