Daawo Muuqalka”Xildhibaano Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Maanta U Jeediyey Baarlamaanka Somaliland
March 24, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Qaar ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada gole baarlamaan ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyey khudbadii maanta madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Baarlamaanka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/pIHElLL9INE?t=69
Berberatoday.com