berberatoday.com
Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Oo Laga Dalbaday Inuu Is Casilo
March 25, 2019 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-Siyaasiyiin ka soo jeeda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo saluugsan SiyaasadaXukuumada dawlad deegaanka, ayaa waxa ay dalbadeen inuu is casilo Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Waxayna siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ay sheegeen inuu deegaanka uu ka jiro musuq baahsan isla-markaana xukumaddi Cabdi Maxamuud Cumar lix bilood musuqii ay ku gaadhay ay xukumadda hadda jirto 6 bilood ku gaadhay.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Mipd4IpJPAU?t=2

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews