berberatoday.com
Saraar: Laba Qof Oo Ugeeriyooday Xannuun Ka Dilaacay Gobolka
March 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Inta la ogyahay laba Qof ayaa ku geeriyooday degmada War-idaad oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Saraar ee Somaliland.

 Labadan Qof ayaa ku Geeriyooday Cudurka Soomaalidu u taqaanno Gawracatada, kaasi oo ka dillaacay degaano ka mid ah Gobolka Saraar, waxaana Cisbitaallada Gobollada Saraar iyo Togdheer lagula tacaalayaa Dad kale oo uu Xanuunkaasi soo ritay.

”Laba Qof ayaa u dhintay Xanuunka Gawracatada oo faro-baas ku haya degaanka..” ayuu yidhi, Maayarka degmada Saraar Axmed-qani Xaaji Yuusuf oo Maanta la hadlay Warbaahinta.

Maayarku wuxuu tilmaan ka bixiyey Calaamadaha Cudurka Gawracatada ee Dadku u dhinteen ”Qofka Qanjaha ayaa bararaya, dabadeedna naqaska ayaa qabanaya, Cisbitaalkana waxa ka buuxa Dadka xanuunkaasi hayo, waana Dadka da’da yar..”ayuu yidhi.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Saraar. Nuur Qaasim Qodax oo isaguna baaq u diray Wasaaradda Caafimaadka ”Waxaanu Wasaaradda Caafimaadka aad iyo aad uga codsanaynaa inay gurmad deg-deg ah nala soo gaadho..”ayuu yidhi.

https://youtu.be/gv3WMJu5N0U

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews