Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Dastuur Jabin Sameeyay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
March 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Somaliland iyo madaxweyne Muuse Biixi ay maalintii shalay aheyd dastuur jabin sameeyey markii uu madaxweyne Biixi khudbad sanadeedka u jeedinaayey baarlamaanka Somaliland
Arinta koowaas ee dastuur jabinta ah ayaa ah kadib markii boodhka ka danbeeya madaxweynaha Somaliland uu ku qornaa qoraal u dhigaa “ Aqalka Sare ee Somaliland “ taas oo dasuurka somaliland aanu sheegin aqal sare ee Somaliland leedahay
Arinta labaad ee dastur jabinta ayaa ah calaamada Somaliland eek u taalay meeshii uu madaxweynuhu ka khudbadeynaayey oo iyaduna khaldaneyd