berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland.
March 27, 2019 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta magaalada Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise buux oo kamid ahaa golaha guurtida Somaliland mudo dheer marxuumka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada boorama.

Aaska marxuum Ibraahim oo ay soo qaybgaleen masuuliyiin madaxdhaqameed iyo bulshada ku dhaqan magaalada boorama ayaa waxay dadkii kasoo qaybgalay ka warameen taariikhda marxuumka iyo doorkii uu kulahaa nabadayntii beelaha Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Aaska Qaran

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews