berberatoday.com
“Waxa Naga Go’an In Aannu Ka Midho Dhalino Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya ”Farmaajo
March 27, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’an tahay ka midho dhalinta wada hadallada Somaliland, islamarkaana uu diyaar u yahay ka garaabidda arrimaha Somaliland gooni isugu taagtay.

Madaxweyne Farmaajo oo baarlamaanka Soomaaliya u jeediyay khudbad ayaa sheegay in aanay ka maarmin Somaliland“Waxa naga go’an in aanu ka midho dhalino wada hadalka maamulka Somaliland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya si xal waara loogu helo tabashooyinka walaalaheen. Walaalaheen Somaliland waa dad walaalaheen ah oo aan jecel nahay oo aynaan kala maarmin, waxaan ku bixinayna dadaal dheeri ah midnimada iyo wada jirka umadda Soomaaliyeed si aan uga baxno dhibaatada ay umadda Soomaaliyeed ku jirto,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Farmaajo

Farmaajo inkasta oo uu hoosta ka xariiqay in mdho dhalka wada hadalku noqonayo midnimada Hargeysa iyo Muqdisho haddana wuxuu ku dooday in uu ka garaabayo tabashada Somaliland waxaanu yidhi “Waxa aan diyaar u nahay in aanu si waafi ah uga garowno tabashooyinkooda walaalaheena reer Somaliland.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews