Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Oo Ku Baaqay In La Anshax Mariyo Cida Khaladay Astaanta Qaranka
March 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku xigeenka garyaqaanka guud ee qaranka Xuseen Maxamed Jaamac “Balal”, ayaa waxaa uu ku baaqay in la anshax marin doono cidi khaladey astaanta qaranka Somaliland maalintii Madaxweyne Muuse Biixi khudbad sanadeedka u jeedinaayey Baarlamaanka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka