”Shuruuda Wadda Haldalada Somaliland Iyo Soomaaliya Waa Farmaajo Oo Aqoonsada Somaliland…” Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale”Daawo Muuqal
March 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxaana uu shuruud uu ku xidhay Mujaahidku wada hadalka Somaliya iyo Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan