berberatoday.com
Wasiirka Gaashaandhigu Oo Ka Jawaabay Eedaymaha Musuq Maasuq Ee Loo Haystay?
March 28, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka gaashaandhiga somaliland Axmed Ciise Xawar ayaa ka hadlay eedaymaha musuq maasuq ee hanti dhawraha guud ee qaranku ka geeyey xeer ilaalinta.

Wasiir Xawar ayaa meesha ka saaray wax musuq ah oo loo haysto, waxaanu tilmaamay in talaabadii uu hanti dhawraha guud ee qaranku qaaday ay hada iska soo dhamaatay.

Wasiir Xawar oo ka hadlaya eedaymaha loo haystay ayaa waxa uu yidhi “Arimahaasi waa wax dhacaye eedayna waxa keeni kara xeer ilaaliyaha ama maxkamada, hanti dhawruhu eedayn ma laha balse soo jeedin ayuu leeyahay, soo jeedintaasina waa inay tahay mid meesha ku haboon, arintaasina waxay ahayd mid si khalad ah u dhacday waana soo dhamaatay.”ayuu wasiir Xawar oo la hadlay warbaahinta daljir ee maamulka Puntland.

Sidoo kale waxa uu beeniyey in looga yeedhay maxkamada “Warka sheegaya in maxkamada layga yeedhay wax ka jiraan ma jiraan, cidinan iigamay yeedhin.”ayuu yidhi wasiir Xawar.

Dhinaca kale waxa uu ka hadlay ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan deegaanka Sanaag Bari isaga oo sheegay inay yihiin ciidamo dhulkoodii jooga.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews