berberatoday.com
Inta Badan Waddooyinka Muqdisho Oo Saaka Xidhan Iyo Ciidamo Wata Gaadiidka Dagaalka Oo Gidaarada Taagan
March 30, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Inta badan waddooyinka halbowlaha u ah isu socodka magaalada Muqdisho ayaa saaka oo Sabti ah xidhan, iyadoo la dhigay Ciidamo ka tirsan Booliska, kuwaasoo wata gaadiidka dagaalka.

Ciidamada ayaa xidhay isgoysyada sida Tarabuunka, Zoobe, Banaadir, Dabka iyo kuwa kale oo isku xidha jidadka Wadnaha iyo Maka Al-Mukarama, waxaana wadada bartankeeda lagu jaray gaadiidka dagaalka.

Image result for Wadooyinka Muqdisho Oo Saaka Xidhan

Waddooyinka qaar ayaa xalay lagu jaray dhagxaan hor leh, waxaana dhagxaanta la dhigay qeybo ka mid ah degmada Hodan.

Dadka reer Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay waddooyinka xidhan, waxaana dadka ahaayeen kuwo lugeynaya, sidoo kale ciidamada ayaa feejignaan gaar ah laga dareemayay.

Xidhnaanshaha Waddooyinka ayaa loo sababeynayaa xaalad amni, iyadoo maanta oo Sabti ah uu Baarlamaanka Federaalka uu kulan ku yeelanayo Xarunta Golaha Shacabka.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayay qaraxyo, iyadoo ammaankana uu gaaray heerkii ugu xumaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews