“Wax kasta Oo Shacabka Reer Muqdisho Ka Qaldamay Waxa Sabab U ah, Hogaanka Siyaasadeed Ee Umada Hor Socda Oon Xaqiiqda Aan Wajahayn”,Abwaan Xasan Dhuxul.
March 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamida hal abuurka caanka ah gayiga somalida ayaa ka hadlay dhibta iyo qaraxyada joogtada unoqday shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho isagoo dhibtaada haysata shacabka muqdisho ku eedeeyay madaxda hogaanka u ah oo aan ahayn kuwo xal keeni kara iyo beesha caalamka oo uu tilaamay in aanu marnaba hagaagin wadan ay faro galiyeen
Abwaan xasan dhuxul ayaa arimahaasi kaga hadlay qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee facebookga kaasi oo udhignaa Sidan;