Daawo Muuqalka”Sheekh Aadan-siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Cashuur Ay Xukuumaddu Kordhisay
March 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud xiiray (Aadansiiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay xaalada nololeed ee bulshada reer Somaliland iyo sida loogu baahan yahay in ay xukuumadu waxka ogaato,
Dhanka kale sheikh aadansiiro ayaa si adag uga hadlay cashuur ay xukuumadu kordhisay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Sheekha