Daawo Muuqalka”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xalilay Dacwadii U Dhaxaysay Garyaqaan Guuleed Dafac Iyo Sheekh Abdirahman Dheere
March 31, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u shaaciyey in uu dhameeyey dacwad u dhaxeysay Sh Cabdiraxmaan Dheere iyo Garyaqaan Guuleed Dafac
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan