Daawo Muuqalka”Dadweynaha Hargaysa Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Dhiibtay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Muuse Biixi
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ku nool ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen isku shaandheyntii maalintii shalay aheyd madaxweyne Muuse Biixi xukumadiisa ku sameeyey