Daawo Muuqalka”Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Ugu Hanjabey Dwlada Jabuuti
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berbetratoday.com)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ay si kulul ugu Hanjabeen dawlada Jabuuti oo dooneys in loo gacan galiyo Ganacsade Axmed Geele oo magaalada Hargeysa ku sugan waxaana ay xildhibaanadu arintaas ku tilmaameen riyo aan