Daawo Muuqalka”Siyaasi Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Marin Habaabinayso Qorshihii Hanti Dhowrka Cid Gaara ah Lagu Bandhtimaameedsanayo.
April 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.comSiyaasi Farxaan faacuul oo kamida xisbiga wadani ayaa dhaliilay khudbad sanadeedkii madawayne muuse biixi ujeediyay labada gole taasi oo uu ku tilmaamay in ay ahayd faan iyo amaan ay soo qorshteen xukuumadu balse aan lahayd waxka hadlayo mustaqbalka iyo waxyaabaha u qorshaysan
Sidoo kale siyaasi farxaan ayaa xukuumada uga digay in ay marin habaabiso shaqada hanta dhowrka lagana dhigo mid cid gaar ah lagu bartilmaameedsanayo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka