“Ma Hayno Wax Waaran Ah oo Loo Jaray Ganacsade Axmed Geele”.Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland
April 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xafiiskiisa ayaa waxaa uu ka Hadley arinta Ganacsade Axmed Cismaan geele iyo dawlada Jabuuti .
Wasiirka ayaa beeniyey wararka sheegay in la jaray Waaran qabasho ah oo ganacsade Axmed Cismaan Geele lagu xidhaayo waxaana uu sheegay Wasiirku in aanu ogeyn ilaa hada wax waaran qabasho ah oo loo jaray ganacsade Axmed Geele .
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in uu dhamaadey muddo xileedkii golayaasha deeganka Dalku isla markaana waxaa uu cadeeyey in la mari doono sharciga dalku waxuu ka qab