Hargeysa”Lammaane Caddaan Ajinabiya Ah Oo Dhigtay Aroos Soomaali H
April 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-lammaane u dhashay dalka Canada ayaa xafladda arooskooda ku dhigay magaalada Hargeysa, waxaana baraha ay bulshada ku kulanto lays la dhexmarayey sawiro muujinaya caruusadda oo xidhan dharka dhaqanka ee ay Soomaalidu xidhato xiliyadda arooska hadaba waxaanu lamaanahaasi laga waraystay sababta ay u doorteen in ay arooskooda ku qabsadaan magaalada Hargeysa iyo sababta ay u xidheen dharka dhaqanka iydoo Soomaalida intooda badan ay jecelyihiin in xiliga arooska ay xidhaan taashka.
